WAJAALE NEWS

DAAWO ; Abwaan Sacad Gadhle Oo kusoo Biiray Silsiladii Miimley Iyo Dulucda Maansada “Maskax Furan” Oo Uu kula Hadlayo Abwaankii Ibo Furay Silsildan

Daawo-Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle Oo Maanso Uu u Magac Daray “Maskax Furan” ugu Soo Jawaabay Abwaankii  Ibo Furay Silsiladan Miimley oo noqotay giraantii  ugu saamaynta badnay xili  taasi oo uu bilaabay Abwaan Weedhsame.

Exit mobile version