Oo Isagu Jira Dhakhaatiir , Kalkaaliyeyaal Caafimaad Iyo Shaqaale Hoosaad Kuwaasoo Uu Tilmaamay In Ay Yihiin Lafdhabarta Uu Culaysku Ku Socdo Isagoo Agaasimaha Cusub Ka Codsaday In Uu Si Gaar Ah Ugu War Hayo Shaqaalaha.
Waxa Isna Halkaasi Ka Hadlay Agaasimaha Cusub Ee Cisbitaalka Qaaxada Magaaladda Hargaysa Dr Maxamed Axmed Cabdi [ Carabayto] Oo Sheegay In Uu Ku Dadaali Doono Inta Awoodiisa Ah In Uu Horumariyo Adeegayada Tayo Iyo Farsamo Ee Cisbitaalka Isagoo Shaqaalahana Ka Codsaday In Ay Ula Shaqeeyan Sidii Ay Ula Shaqayanayeen Agaasimihii Hore.
Wasaarada Caafimaadka Dr Sayid Ismaaciil Kaasoo Sheegay Cisbitaalka Qaaxda Ee Magaalada Haragaysa In Uu Yahay Cisbitaalka Ugu Fiican Eek U Yaala Geeska Afrika Kaasoo U Adeega Dadyow Ka Kala Yimaada Wadamada Mandaqadda Geeska Afrika Waxaanu Sheegay In La Tacaalo Cidhib Gaoynta Xanuunkaasi Qaaxada , Waxaanu Agaasimihii Waxa Isdoo Kale Kale Ka Hadlay Xidhiidhiyaha Mashruuca Qaaxda Ee Hore Ku Amaanay Heerka Uu Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Isagoo Agaasimaha Cusubna U Rajeeyay In Uu Halkaasi Kasii Amboqaado.
Wajaale News
Hargaysa Office
Email:wajalenews@gmail.com