WAJAALE NEWS

DAAWO; Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre. U Magacaabay Madaxa Ololaha Doorashada.

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani ahna Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Cabdiraxmaan Cirro ayaa Mansabkii Ugu Sareeyey ee ay gaadho dhalinayrada Somaliland Dhanka Asxaabta Umagacaabay Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamida Hormuudka DhalinyaradaJsl kaasi oo si toosa ugu dhawaaqay magacaabistiisa.

https://youtu.be/vonBYOZhweE

Halkan Akhri /Daawo/ Nuqulkamida Warqada Magacaabista  soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka Ee Wajaalenews Waxayna Udhignayd sidan,

 

Exit mobile version