WAJAALE NEWS

Daawo:Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bariga Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyay Wada Hadalkii U Furmay Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo

Hargaysa(Wajaalenews)Wasiiru dawlaha nabadaynta gobolada bariga ayaa ka hadlay wada hadaladii dhawaan u bilaabmay maamulka Khaatumo iyo Xukuumada Somaliland,waxaanu sheegay in waqti ay balameen oo uu dib ka furmayo waqtiga soosocda.

Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Dhamaystiran

Exit mobile version