Hargaysa(Wajaalenews)Wasiiru dawlaha nabadaynta gobolada bariga ayaa ka hadlay wada hadaladii dhawaan u bilaabmay maamulka Khaatumo iyo Xukuumada Somaliland,waxaanu sheegay in waqti ay balameen oo uu dib ka furmayo waqtiga soosocda.
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Dhamaystiran