WAJAALE NEWS

Daawo:Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo Saaka Hor Yimid Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland

 

Hargaysa(Wajaalenews)wasiirka wasaarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa manta hor yimid golaha wakiilada halkaas oo xildhibaanada golaha uu uga xog waramay habsami u socodka shaqo ee ee wasaaradaas iyo qorshaha u yaala.

Halkan Ka Daawo:

Exit mobile version