WAJAALE NEWS

Deegaanka Dhaboolaq Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Laga Dhagax Dhigay 4 Ceel Biyood.

HARGAYSA(W,N)-Deegaanka dhaboolaq Ee gobolka Maroodi jeex ayaa laga dhagax dhigay afar ceel biyood, kuwaasi oo ay ugu deeqeen dadka ku dhaqan deegaanka, dad mutawaciin ah oo ku kala dhaqan wadamada caalamka.

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada waawayn ee Somaliland    isla markaana dadka ku deeqay ceel biyoodyadan ayaa ka hadlay dhagax dhigan isaga oo shaaciyay magacyada shakhsiyaadka soo bixiyay dhaqaalaha ceelashan lagu qodayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version