WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyihii Sariflayaasha Marxuum Cabdilaahi Cali Bare Oo Golaha Guurida Uga Xog waramaya Arimaha Keena Sarif Bararka Iyo Hoos Udhaca Shilinka Somaliland.

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO;  Alleh ha Unaxariistee Gudoomiyihii Sariflayaasha Somaliland Marxuum Cabdilaahi Cali Bare oo Manta ku Geeriyooday Saldhiga Dhexe Ee Hargaysa Gudihiisa kadib markii ay xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay shalay ayaa waxaynu  halka kusoo Qaadan Doonaa khudbad Taariikhiya oo uu 23/012017 ka Hor Jeediyay Golaha Guurtida oo iyaga wax ka Waydiiyay Waxyaabaha keenay sixir bararka iyo hoos udhaca shilinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MARXUUMKA OO SIQOTODHEER USHARAXAYA AXYAABAHA SOBOBA SIXIR BARARKA,

 

Exit mobile version