|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyihii Sariflayaasha Marxuum Cabdilaahi Cali Bare Oo Golaha Guurida Uga Xog waramaya Arimaha Keena Sarif Bararka Iyo Hoos Udhaca Shilinka Somaliland.
January 26, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO; Alleh ha Unaxariistee Gudoomiyihii Sariflayaasha Somaliland Marxuum Cabdilaahi Cali Bare oo Manta ku Geeriyooday Saldhiga Dhexe Ee Hargaysa Gudihiisa kadib markii ay xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay shalay ayaa waxaynu halka kusoo Qaadan Doonaa khudbad Taariikhiya oo uu 23/012017 ka Hor Jeediyay Golaha Guurtida oo iyaga wax ka Waydiiyay Waxyaabaha keenay sixir bararka iyo hoos udhaca shilinka Somaliland. HALKAN KA DAAWO MARXUUMKA OO SIQOTODHEER USHARAXAYA AXYAABAHA SOBOBA SIXIR BARARKA,
Related posts:Daawo:Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera Oo Taageeray In Dekeda Berbera Lagu Wareejiyo Shirkada ... DAAWO;-Munaasibada Xuska Sanad Guurada 28aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Jsl Iyo Madaxda Kasoo Qay... DAAWO: Xarun Ay Wax Ku Baran Doonan Dadka Qaxoontiga Ah Ee Ku Sugan Somaliland Oo Laga Hirgaliyay Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|