WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Oo Safar ku tagay Magaalada Borama

Borama(Wajaalenews) Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Gureynta Somaliland Oo Kormeer Hawleed Borama Ku Soo Gaadhay Ayaa Indho Indhayn Ku Sameeyey Goobta Ugu Haboon Ee Laga Hirgelin Doono Xarunta Wax-Akhriska Borama Isaga Oo Wasiirku Balan Qaaday in Uu Mudo Sanad Uu Bixin Doono Kirada Xarunta Wax-Akhriska Borama.

Exit mobile version