DAAWO; Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Oo Safar ku tagay Magaalada Borama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Oo Safar ku tagay Magaalada Borama
December 2, 2016 - Written by Editor:

Borama(Wajaalenews) Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Gureynta Somaliland Oo Kormeer Hawleed Borama Ku Soo Gaadhay Ayaa Indho Indhayn Ku Sameeyey Goobta Ugu Haboon Ee Laga Hirgelin Doono Xarunta Wax-Akhriska Borama Isaga Oo Wasiirku Balan Qaaday in Uu Mudo Sanad Uu Bixin Doono Kirada Xarunta Wax-Akhriska Borama.

COMMENTS
LINKS