Hargaysa(W,n) Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo kamida qoraayada caanka ee reer somaliland ayaa si adag uga hadlay hadalada xanafta leh Ee ay Maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayeen murashixiinta sedexda xisbi qaran somaliland kuwaasi oo uu kula taliyay in joojiyaan dhaqamada ay bulshada ku kala qaybinayaa sidoo kale qoraa maxamed baashe ayaa ugu baaqay in ay isku yimaadeen sedexda murashax bulshada ka raali galiyaan dhawaaqyada xanafta leh ee kaga yimid Dhinacooda,
HALKAN KA DAAWO QUMAALKA QORAAGA OO DHAMAYSTIRAN;