WAJAALE NEWS

DAAWO; Hogaamiyaha Xisbig Wadani Xirsi Xaaji Cali Oo Ka Warbixiyay Kulamo Ay La Yeesheen Beesha Caalamka Iyo Safaarada Sucuudiga Xukuumadana Ku Tilmaamay In Ay Gaabisay Shaqadeedii.

DAAWO; Hogaamiyaha Xisbig Wadani Xirsi Xaaji Cali Oo Ka Warbixiyay Kulamo Ay La Yeesheen Beesha Caalamka Iyo Safaarada Sucuudiga Xukuumadana Ku Tilmaamay In Ay Gaabisay Shaqadeedii.

“Marka Dhibi Timaado Dadku  Wuu Tashadaa Isku Yimaadaa  Taladana Markaa Cidii Gacanta Ku Haysa Ee Loo Igmaday Ayaa Isku Yeedha  Hadii Cidii Lahayd  Ka Gaabiso Taa Cidii kale Wax Qabata Waxay Ahayd  in loo Yeedho,Hogaamiye xirsi.

Exit mobile version