WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo ka Warbixiyay Safar Ay Ugu Maqnaayeen Wadamada Jaarka Iyo Jawaabta Uu ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasiir Xukuumada Siilaanyo Ka Tirsan.

Hargaysa(W,N) Hogaanka sare ee xisbiga Wadani oo mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa safaro shaqo ayaa galabta kusoo guryo noqday caasimada somaliland ee Hargaysa

Waftigan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha xisbiga wadani ahna murashaxa xisbiga oo ay kamid ahaayeen  murashax kuxigeenka xisbiga ab AB Maxamed Cali aw Cabdi hogaamiyaha xisbiga Wadani Xirsi Cali xaaji Xasan, iyo xubno kale oo miisaan culus ugu horay waxaa ujeedada safarka waftigan ka warbixiyay murashaxa xisbiga,

https://youtu.be/gB6WrycOPmQ

Exit mobile version