WAJAALE NEWS

Maxaa Dhacaya Hadii Aynu Liqno Timaha (Xogta Dahsoon)

Sida ay caddaynayaan culimada caafimaadku timuhu waxay ka samaysan yihiin maadada loo yaqaano Kratine  waana maado  aan dheefshiidku waxba ka bedeli Karin sidaa darteed waxay bahda caafimaadku kaaga digayaan inaad timo badan liqdo si aanay xiidmayaasha iskaga kaa duubin.

https://youtu.be/DFVdl8-BmVk

Exit mobile version