Hargaysa(W,N) Prof Cabdi Ismaaciil Samater oo ah aqoonyahan ka faalooda isbadalada siyaasada geeska africa ayaa falaqayn ku sameeyay soo galitaanka dalka etoobiya ee jabhada ONF Iyo isfahan dhexmara dawlada etoobiya.
Halkan Kaga Bogo Dhagayso Warkan Prof Samater;
https://youtu.be/m__BUIDDn2w