WAJAALE NEWS

Kani Waa Shayga 30 jeer Ka Qaalisan Dahabka (Xogta Dahsoon)

Shaahu waxa uu ka mid yahay waxyaabha loogu cabitaanka badan yahay caalamkeena iyadoo dal kastaaba leeyahay dariiqo u gaar ah oo ay u diyaarsadaan ama u cabbaan, iyadoo caleenta shaaha qaarkeed ay leedahay dhadhan gaar ah qiimaheeduna ka sarreeyo qiimaha dahabka.

https://youtu.be/UM-kmFYCtqg

Exit mobile version