WAJAALE NEWS

Daawo:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaan Degmada Gabiley oo dhaliilay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye fariina u diray Sahacabka Gobolada Bari.

XILDHIBAAN IIDHargeisa(WJN)Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah golaha deegaan ee gabiley ayaa si kulul u dhaliilay hanaanka xumuumada iyo waliba xisbiga talada haya ee kulmiye oo uu ku tilmaamay inay ku mashquuleen ololaha doorashada oo ay ilaaween xilkii ay umada reer somaliland u hayeen
waxaana uu sheegay inay aanay ka war hayn abaaraha dalka ka jira ee galaaftay dad iyo duunyaba  sidoo kalena waxa uu fariin u diray gobolada bariga somaliland .

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version