|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaan Degmada Gabiley oo dhaliilay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye fariina u diray Sahacabka Gobolada Bari.
November 7, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN)Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah golaha deegaan ee gabiley ayaa si kulul u dhaliilay hanaanka xumuumada iyo waliba xisbiga talada haya ee kulmiye oo uu ku tilmaamay inay ku mashquuleen ololaha doorashada oo ay ilaaween xilkii ay umada reer somaliland u hayeen Hargeisa Office Related posts:Hoos Ka Daawo: Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Waramaya Booqashadiisii Uu Kaga Soo Laabtay Somal... Daawo:Gabadh Uu Dhalay Taliyihii Booliska Taliye Casayr Ee Lagu Dilay Magaalada Berbera Oo Luuqad Ad... DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Maamulka gobolka gabiley oo Xadhiga ka Jaray Laydhka Tamarta Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|