HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna murashaxa xisbiga muuse biixi cabdi ayaa manta isagoo meel fagaare ah ka hadlay wuxuu fariimo kala duwan u diray guud ahaan culimada dalka
Sidoo kale muusee biixi ayaa wxuu shaqaaqadii shalay ka dhacday garoonka ciyaaraha ee hargaysa stadium wuxuu si badheedha uga leexiyay xukuumada madaxwayne siilaanyo iyo xaafada axmed dhagax halka uu in ay rabshadahan ka danbaysa cid gaarihi sheegay.
https://youtu.be/9LWIB0mVV9g