WAJAALE NEWS

DAAWO;Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Maanta Hargeysa Si Weyn Loogu Dhaweeyey

Hargaysa(Wajaalenews)-Soo dhaweyntii ugu heerka sarraysay, ayaa Maanta Garoonka Cigaal International Airport loogu sameeyey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa Dalal ku yaalla Waqooyiga Amerika.

Mudane Saylici, ayaa safar Muddo bil kabadan qaatay ugu maqnaa Dalal ku yaalla Koonfurta Maraykanka, waxana uu warbixin ka Bixiyey Kulamo uu la qaatay Jaaliyaddii Reer Somaliland ee ku sugnaa Dalalkii uu Booqashada ku tegay.

https://youtu.be/UK1UfFcFhv4

Exit mobile version