WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Warshadaha Oo kormeero Lagu Ogaanayo Tayada Wax Soo Saarka ku Tagay Qaarkamida Warshadaha Dalka Iyo Wasiirka Oo fariin Digniina Udiray Warshado Gaara.

HARGAYSA(Wajaalenews) Saraakiil Ka Socoda Wasaarada Warshadaha Oo Kormeero Lagu Ogaanayo fayo dhowrka iyo Tayada Wax soosaar Ee Warshadaha  dalka kusoo maray Maanta.

Sidoo kale  Wasiirka  Wasaarada Warshadaha  Shucayb Maxamed muuse Ayaa  Digniin U Diray Warshado Si Sharcidarro Ah Dalka Looga Hirgaliyey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MASUULIYIINTA WASAARADA.

Exit mobile version