WAJAALE NEWS

DAAWO: Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Dhambaal Hambalyo ah Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal Odxaha Awgeed.

HirsiHargeisa(WJN):-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan  Dhambaal hambalyo ah u diray shacab waynaha jamauuriyada somaliland iyo umada muslimiinta ah munaasibada Cidul Odaxaha Awgeed .

Ex wasiir xirsi ayaa oo maanta la hadlaya warsidaha Wajaalenews.net.

wuxuu guud ahaan shacbka reer somaliland ugu baaqday in ay ilashadan wadajirkooda.

ciidan ciideedan ilaahay ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo

Halkan Ka Daawo

 

 

Wajaalenews.net

Hargeisa Ofiice

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version