Hargeysa(WJN):-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANi mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta la tukaday boqolaal qof oo kamida shacab waynaha magaalada borama ee xarunta gobolka awdal.
waxaana gudoomiyaha la socday xubno kamida saraakiisha xisbiga WADDANI oo uu kamid ayahy gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga Axmed Muumin Seed, iyo Axmed Cumar Xaaji Xamarji iyo masuuliyin kale.
Waxaana masuuliyiintani ay shacabka reer borama ugu hambalyeyeen munaasibada ciidal fidriga awgeed, iyaga oo boqolaal dadwaynaha ahna kala qayb galay tukashada salaada ciidal fidriga.
Wajaalenews.net
Hargeisa Office
Wariye:Abdiqadir Habane