WAJAALE NEWS

DAAWO; Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay Sababaha Loo soo Xidhay Suldaan Ay Soo Qabteen Ciidamada Boolisku

Hargeysa(W,N) Afhayeenka ciidamada booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay suldaan kamida madax-dhaqameedka Somaliland oo ay ciidamada booliska magaalada hargeysa Ka soo xidheen, waxaana uu taliyuhu sheegay in suldaanka markii lasoo qabtay uu faraha kula jiray fal dambiyeed waa sida uu hadalka u dhigaye.

https://youtu.be/CFe0Stp49GQ

Exit mobile version