Weerarkaasi oo si aan loo aaba yeelin dad ku caweynayay baar rasaas loola beegsaday, ayaa noqonaya kii ugu xuma ee abid taariikhda Mareykanka soo mara tan iyo weerarkii 11-kii September.
Golaha Muslimiinta Mareykanka, aya sidoo kale weerarkaasi cambaareeyay.
Wariye:Abdiqadir Habane
Hargeisa Office
Wajaalenews.net