|
|||||
WAJAALE NEWS
Obama Oo Weerarkii Orlando Ku Tilmaamay Fal Argagixisnimo.
June 13, 2016 - Written by Wariye:
Weerarkaasi oo si aan loo aaba yeelin dad ku caweynayay baar rasaas loola beegsaday, ayaa noqonaya kii ugu xuma ee abid taariikhda Mareykanka soo mara tan iyo weerarkii 11-kii September. Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|