HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha Wargayska Madaxa banaan Ee foore Cabdirashiid Cabdiwahaab oo mudo Todobaada ku xidhnaa xarunta C,I,Da ayaa maanta canbaaro 1;30 am Duhurnimo dib u helay xoriyadiisii
lama oga Sobobta rasmiga ah ee lagu siidaayay iyo in cidii hore u soo xidhay ay ku wayday danbi
Dhawr jeer ayay isku dayeen masuuliyiinta ururka suxufiyiinta SOLJA In ay damaanad kusii daayaan balse waxaa taasi ka diiyay laamaha ay khusayso;