HARGAYSA(W,N) Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somliland ayaa Bilaabay dooda guda galka odoroska miinaasiyada 2018 oo shalay wasaarada maaliyadu usoo gudbisay
Xildhibnadaa golaha ayaa fadhigii maanta su,aalo kala duwan oo la xidhiidha odoroska miisaaniyada waydiiyay wasiirka maaliyada kuwaasi oo jawaabaha uu ka bixiyay iyo sida ay Wax Udhaceen.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Oo Dhamaystiran;