WAJAALE NEWS

DAAWO;Qisooyinka Quraanka ;- Doodii Dhexmartay Nabi Ibraahiim iyo Tolkiis 18aad

Nabi Ibraahim isaga oo yar oo aan nabi ahayn ayuu Allah xikmad iyo celmi siiyay. Waxa uu arkay in aabihii iyo tolkiis  waxa ay caabudayaan  aanay sax ahayn. Wuxuu doonay in uu qanciyo. Doodii dhexmartay isaga, aabihiis iyo tolkiis ayaanu maanta kaga hadlaynaa barmamijka 18 aad ee qisooyinka Quraanka.

Exit mobile version