WAJAALE NEWS

DAAWO;Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Heshiiskii Xukuumada Somaliland la Gashay Shirkada Dubai Port Ku Tilmaamay Mid Taariikhiya, kana Difaacay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Xubno Kamida Xisbiga Wadani.

HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamida Mudanayaasha Golaha wakiilada kana tirsan Xisbi xaakimka kulmiye ayaa si wayn usoo dhaweeyay Heshiiskii ay xukuumada Somaliland ay dalka emaraatka kula gashay shirkada dubai port oo maalgashi balaadhan  ku samaynaysa dekeda berbera iyo mashaariic kale oo dalka laga fulin doono,

sidoo kale xildhibaan ibraahim ayaa xukuumada ka difaacay eedo ay usoo jeediyeen qaarkamida asxaabta mucaaridka,

Exit mobile version