WAJAALE NEWS

Daawo: Mujaahid Dhagawayne Oo Si Adag U Weeraray Xukuumada Madaxwayne Silaanyo Kana Hadlay Saladiinta Xidhan.

DSCN2297Hargeisa(WJN)Mujaahid Ibraahim Dhagawayne oo dhalishii ugu adkayd u jeediyay xukuumada madaxwayne axmed maxamed maxamuud siraanyo
waxan uu si adag uga hadlay xadhiga salaadiinta iyo boobka hadntida umada isaga oo sheegay inay tahay xukuumadii ugu musuq masuqa badan.

Halkan Ka Daawo

 


Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version