HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Isla markaana ah afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka Bixiyey faro-gelinta Qaawan ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ku soo qaaday Bogcad ka Mid ah Somaliland.
DAAWO;Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Jawaab Adag ka Bixiyey Farogalinta Maamul Goboleedka Puntland
