HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka wasaaradda beeraha JSL Md:Maxamed Awdaahir ayaa maanta magaalada hargeysa ka furey tababr ku saabsan cabirka dhulka iyo beeraha dalka oo lagu kaydin doono GPRS si aan la isugu qabsan.