Siyaasi Maxamed Cabdikariim (M.Maarshaal) Oo Gargaar Ka Kooban 40 Booyadood Oo Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaanno Ka Tirsan Degmada Faraweyne
Aburiin (Wajaalenews) Abaar aad u baahsan oo ka jirta guud ahaan dalka Somaliland, gaar ahaana gobolada Galbeedka ayaa waxa Deegaanka Aburiin oo katirsan Degmada Faraweyne ee Gobolka Maroodi-jeex isla markaana kamid ah deegaanada ay abaartu aadka u saamaysay, safar kooban oo gurmadka abaaraha dhinac socda ugu kicitimay siyaasi Maxamed Cabdikariim (Maxamed-maarshaal) oo ah Musharrax u taagan doorashada golaha wakiillada Somaliland ee 2017 la filayo inay dalka ka qabsoomaan.
https://youtu.be/zyPKSbP1l4k