HARGAYSA(Wajaalenews) Oday Ibraahim Aadan Cismaan Abees oo kamida odoyaasha beesha siciid ismaaciil (sacad muuse ) ayaa maanta si adag uga hadlay dhacdo maalin dhawayd xubno ay xukuumadu dabada ka waday oo isku dayay in ay khilaaf ka dhex abuuraan saldanada subeer awal hadaba oday abees ayaa fariimo iskugu jira taariikh iyo xusuusta maalmo soo maray beesha ka jeediyay madashii maanta .