|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Oday Ibraahim Aadan Cismaan Abees oo Hadalo Duurxul Iyo fariimo kala Duwan Xanbaarsaan Udiray Xubno Uu ku Eedeeyay In Ay Qas Wadaan “Ninka Labadaa Nin Ee Ilma Adeerka Ah Midiyaha Iskugu Dhiibayaa Yuu Wadi karaa”
March 22, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Oday Ibraahim Aadan Cismaan Abees oo kamida odoyaasha beesha siciid ismaaciil (sacad muuse ) ayaa maanta si adag uga hadlay dhacdo maalin dhawayd xubno ay xukuumadu dabada ka waday oo isku dayay in ay khilaaf ka dhex abuuraan saldanada subeer awal hadaba oday abees ayaa fariimo iskugu jira taariikh iyo xusuusta maalmo soo maray beesha ka jeediyay madashii maanta . Related posts:Waa Gaf Wayn In Bulshada Gobolka Gabiley Mar Labaad U Garbo Duubnaato Qorshaha kulmiye Ee Salka Ku ... Daawo:Macalimiin Jaamacadeed Oo Ku Biiray Urur Diimeedkii Alsaaciduuna Bil Xaq Oo Laga Caydhiyay Ja... Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagu Martiqaaday Shirka Caalamiga ah ee Dalka Turkigu u Qabtay Dawladaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|