WAJAALE NEWS

Dulucda Isku Shaandhayntii Galaafatay Dr Muuse Qaasim Iyo Doorkii Wasiir Cusaama, Dareenkii Muuse Biixi +Darbada Sedexda Isa Sudhan.!!!

Xogo fashiliyay Halka  Laga Raacay Wasiirkii Hore Ganacsiga Dr Muse Qasim Iyo Doorka Uu Ku lahaa Wasiirka Madaxtooyadu?

Dhawaan ayay ahayd ,markii ay digrayto isku shaandhayn ahi kasoo baxday qasriga madaxtooyada taasi oo lahayd galdalolooyin faro badan dhamaana  umuuqda in ay dulucda isku shaandhaytu ahayd mid cid gaara Loogu sibir saarayay,balse xirfada xubnaha lagu tilmaamo isteerinka amaba qalinka madaxwayanaha oo xiliyadan danbe u muuqday kuwa is bed bedala xiligana uu shokaanta hayo wasirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi oo isaga ah   masuul lagu tilmaamo in uu shaadhka qabiilka kucaan baxay xiligana raadinaya sidii uu awood ugu yeelan lahaa golaha wasiirada ismarkaana umquuda mid si gaara u ugaadhsanaya xubno golaha wasiirada kamida oo xiligii loolanka xisbiga kulmiye ay kala aragti duwanaayeen,

Hadaba xogahan ayaa tixaabay in dhawr jeer oo uu maxamuud xaashi isku dayay in hawlo guulwadayna in gala  soo qabto magaalada gabiley isla markaana uu dlabka usoo jeediyay dr muuse qaasim oo ahaa isgau masuul qunyar socoda uu ka gaws adaygay kana gaabsaday qorshihii wasiir maxamud watay.

Sidoo xogahan ayaa tibaaxay in wasiirkii hore oo ganacsigu ka horyimid qorshe dhagaraysan oo uu dabada ka waday wasiirka madaxtooyadu kaasi uu ku damacsanaa in cid gaara lagu warejiyo mashruuca banka togwajaale kaasi oo xiliyada qaar safar qarsoodiya ku tagay maxamuud xaashi isagoo wasiirka hore dhawr jeer ka codsaday in uu hawshaa kala shaqeeyo balse sida xogahan xuseen dr muuse usoo jeediyay in aanay arintaasi soconay bulshada halkaasi wada degtaana isku dilayaan hadii dhulkan cid gaara  lagu wareejiyo,

arintan diidmada ah ayaa sida la sheegay uu qoonsaday wasiir maxamud,

sidoo qormadan qoramada xigta ayaan idiinku soo bandhigi doonaa

xogo kale oo muhiima kuna sabsan halkii laga raacay Dr Muuse Qaasim oo isagu ahaa dulucda isku shaandhayntii galaafatay iyo dadaalkii maxamuud dareenkii muuse biixi +duduucii marwada

 

LASOCO QARMADA TAN XIGTA

QALINKII  MAXAMED CABDI

 

 

Exit mobile version