Tan iyo Intii ay Madaxweynayaasha Dalka soo maray ee uu Ugu Danbeeyo
Madaxweynaha Hadda Talada dalka haya Mudane Maxamed Maxmauud Siilanyo
Waxa markii uuu Xisbiga Kulmiye Ahaa Dadweynah reer Gabiley Ku Maran
Habaabiyey Hadii aan Ku Guulaysto Talada Dalka waxaan Indin Ansixin
Gobolnimada gabiley balse taasi ayaan ahayn mid Laga Midho Dhaliyey
Markaad aragto Masuuliyiinta Xukumada Mar walba Waxay Dadweynaha Reer
Gabiley ku Maran Habaabiyaan Waxaad Helaysaan Ansixinta Gobolnimada
Gabiley . Wollow Way MAsuuliyiinta xisbiyada qaranku Wakhtiga AY Soo
Dhawaadaan Ololaha doorashooyinku in ay Gabiley U Soo Tartamaan Oo ay
Ku maran Habaabiyaan Waxaan Ansixinanaa Gobolnimada Gabiley Waayo
gobolka gabiley waa gobolka Kaliya eee Codkiisu Uu U Hiiilin KAro
Masuul Kasta oo Loo Codeeyo Taasi ayaa Keentay in tartan Loo Soo Galo
Wakhtiyada Doorashooyinka .
Dhawaan ayay Ahayd MArkii uu Gudoomiyaha Xisbiga wadani ahna
Gudoomiyaha Golaha wakiiladu uu Dawladan Ahmed maxamed maxamuud
SIilanyo uu Sheegay in AY Qaylo DHaan uu Ka soo Saaraan Laakiin aanay
Jirin Mooshin lagag Doodayo Oo Wali la keenay Golaha wakiilada ,
Waxaanu Gudoomiyuhu Sheegay in hadii la keeno Mooshinka Lagag Doodayo
Gobolnimada Gabiley ay Ansixinayaan HAdiii ay Mooshin xukumadu Keento
Golaha wakiilada inta uu Xilka Fadhiyo .
Waxa kale oo Isaguna Cadeeyey in Aaanay Xukumada Somaliland Dan ka
Lahayn Ansixinta Gobolnimada gabiley Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo
Sheegay in ay Mooshin Lagag Doodayo Ansixinta Gobolnimda Gabiley ay
Keeni doonaan Si loo ansixiyo Gobolnimada .
Haddaba Reer Gabileyow Yaa inoo Maqan , Yaase Aaminaaa, Mee
Masuuliyiintii Gabiley Codkeeda ku soo Baxay ee Xukumada Inoogu Jiray
, Haday ahaato Wasiiro , Xildhibaano Labada gole Qaranba Ka mida Waxa
wax La is waydiiyo ah Su’aasha YAa inoo maqan reer gabileyow .
Farxaan Cabdi
Gabiley Somliland
Email:Farxaancabdi18@gmail.com