Dadweynaha Reer Gabiley Yaa U Maqan Ansixinta Gobolnimada Gabiley W/Q Farxaan Cabdi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadweynaha Reer Gabiley Yaa U Maqan Ansixinta Gobolnimada Gabiley W/Q Farxaan Cabdi
February 14, 2016 - Written by Editor:

Tan iyo Intii ay Madaxweynayaasha Dalka soo maray ee uu Ugu Danbeeyo

Madaxweynaha Hadda Talada dalka haya Mudane Maxamed Maxmauud Siilanyo

Waxa markii uuu Xisbiga Kulmiye Ahaa Dadweynah reer Gabiley Ku Maran

Habaabiyey Hadii aan Ku Guulaysto Talada Dalka waxaan Indin Ansixin

Gobolnimada gabiley balse taasi ayaan ahayn mid Laga Midho Dhaliyey

Markaad aragto Masuuliyiinta Xukumada Mar walba Waxay Dadweynaha Reer

Gabiley ku Maran Habaabiyaan Waxaad Helaysaan Ansixinta Gobolnimada

Gabiley . Wollow Way MAsuuliyiinta xisbiyada qaranku Wakhtiga AY Soo

Dhawaadaan Ololaha doorashooyinku in ay Gabiley U Soo Tartamaan Oo ay

Ku maran Habaabiyaan Waxaan Ansixinanaa Gobolnimada Gabiley Waayo

gobolka gabiley waa gobolka Kaliya eee Codkiisu Uu U Hiiilin KAro

Masuul Kasta oo Loo Codeeyo Taasi ayaa Keentay in tartan Loo Soo Galo

Wakhtiyada Doorashooyinka .

 

Dhawaan ayay Ahayd MArkii uu Gudoomiyaha Xisbiga wadani ahna

Gudoomiyaha Golaha wakiiladu uu Dawladan Ahmed maxamed maxamuud

SIilanyo uu Sheegay in AY Qaylo DHaan uu Ka soo Saaraan Laakiin aanay

Jirin Mooshin lagag Doodayo Oo Wali la keenay Golaha wakiilada ,

Waxaanu Gudoomiyuhu Sheegay in hadii la keeno Mooshinka Lagag Doodayo

Gobolnimada Gabiley ay Ansixinayaan HAdiii ay Mooshin xukumadu Keento

Golaha wakiilada inta uu Xilka Fadhiyo .

 

Waxa kale oo Isaguna Cadeeyey in Aaanay Xukumada Somaliland Dan ka

Lahayn Ansixinta Gobolnimada gabiley Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo

Sheegay in ay Mooshin Lagag Doodayo Ansixinta Gobolnimda Gabiley ay

Keeni doonaan Si loo ansixiyo Gobolnimada .

Haddaba Reer Gabileyow Yaa inoo Maqan , Yaase Aaminaaa, Mee

Masuuliyiintii Gabiley Codkeeda ku soo Baxay ee Xukumada Inoogu Jiray

, Haday ahaato Wasiiro , Xildhibaano Labada gole Qaranba Ka mida  Waxa

wax La is waydiiyo ah Su’aasha YAa inoo maqan reer gabileyow .

Farxaan Cabdi

Gabiley Somliland

Email:Farxaancabdi18@gmail.com

COMMENTS
LINKS