HARGAYSA(Wajaalenews) Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali Oo kamida Madaxdhaqameed Somaliland Ayaa si adag uga hadlay xadhiga lagula kacay qaarkamida madaxdhaqaeedka sacad muuse
Hadaba ugaas cabdirasaq ayaa mar uu maanta warbaahinta lahadlayay ayaa wuxu fariimo kala duwan udiray xukuumada mursharaxa xisbiga kulmiye iyo qaarkamida madaxdhaqameedka oo uu kula taliyay in ay joojiyaan guulwadaynta kuna dadaalaan sidii ay danta reerka uga shaqayn lahaayeen.