|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Qaarkamida Madaxdhaqameedka Sacad Muuse kana Difaacay Eedo ay Xukuumada Usoo Jeedisay,
February 22, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali Oo kamida Madaxdhaqameed Somaliland Ayaa si adag uga hadlay xadhiga lagula kacay qaarkamida madaxdhaqaeedka sacad muuse Hadaba ugaas cabdirasaq ayaa mar uu maanta warbaahinta lahadlayay ayaa wuxu fariimo kala duwan udiray xukuumada mursharaxa xisbiga kulmiye iyo qaarkamida madaxdhaqameedka oo uu kula taliyay in ay joojiyaan guulwadaynta kuna dadaalaan sidii ay danta reerka uga shaqayn lahaayeen. Related posts:Kooxda Muwaaddiniinta Xorta Ah Ee Dankaal oo Soo Bandhigay Doorka Ay Ku Lahaayeen Xallinta Khilaafki... Somaliland Iyo Itoobiya Oo Si wada Jira Usoo Saaray Go,aamo Lagu Xadidayo Isku Badalka Lacagta Birta... Madaxweynaha JSL Oo Billado Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Oo Guulo Kasoo Hooyey ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|