WAJAALE NEWS

DAAWO: Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Oo Amar Ka Soo Saaray Xuska Maalinta Loogu Yeedho Jacaylka Adduunka.

HARGAYSA(Wajaalenews) Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda diinta iyo awqaafta Jamhuuradda Somaliland oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Culimada waawayn ee dalka ayaa ay ka digeen la xuso maalinta Jacaylka Adduunka oo ku beegan 14ka bishan oo ah Maalinta bari ah,

Exit mobile version