HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay Madal si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay hub ka dhigistii Ururkii SNM,
https://youtu.be/CPieLEVrMAc