WAJAALE NEWS

DAAWO; Somaliland iyo Holland oo iska kaashanaya Dawladaha Hoose

HARGAYSA(Wajaalenews) Mas’uuliyiinta Ururka Dawladaha hoose ee JSL ayaa si balaadhan Magaalada Hargaysa ugu soo dhoweeyey wakiil ka socda Ururka Dawladaha Hoose ee Dalka Netherland.

Exit mobile version