WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo ka Jawaabay Sababta Madaxwayne Siilaanyo Xilka Uga Qaadi Waayey.

Hargeysa (Wajaalenews)-Wasiirka macdanta  iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa cadeeyay sababta uu madaxwayne Siilaanyo xilka uu uga qaadi waayay mudada uu madaxwaynaha ahaa, maadaama ay bulshada inteeda badani ku dodo inuu Madaxwaynuhu si gaara u ilaaliyo.

Wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale ayaa ka mida wasiirada aanu madaxwayne Siilaanyo badalin inta uu xilk hayay iyadoo bulshada inteeda badanina ay sheegaan in madaxwaynuhu u ilaaliyo wasiirkaasi Reernimo iyo Tolnimo.

Wariye Faysal Fadhfadhle oo wareysi dheer la yeeshay wasiirka Macdanta Somaliland ayuu kaga jawaabay Su’aashaasi iyo Kuwo kale oo xasaasi ah.

Exit mobile version