|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo ka Jawaabay Sababta Madaxwayne Siilaanyo Xilka Uga Qaadi Waayey.
December 21, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews)-Wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa cadeeyay sababta uu madaxwayne Siilaanyo xilka uu uga qaadi waayay mudada uu madaxwaynaha ahaa, maadaama ay bulshada inteeda badani ku dodo inuu Madaxwaynuhu si gaara u ilaaliyo. Wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale ayaa ka mida wasiirada aanu madaxwayne Siilaanyo badalin inta uu xilk hayay iyadoo bulshada inteeda badanina ay sheegaan in madaxwaynuhu u ilaaliyo wasiirkaasi Reernimo iyo Tolnimo. Wariye Faysal Fadhfadhle oo wareysi dheer la yeeshay wasiirka Macdanta Somaliland ayuu kaga jawaabay Su’aashaasi iyo Kuwo kale oo xasaasi ah. Related posts:Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Caynabo Ka Dhagax Dhigay Guryo Loo Dh... Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Xoriyadiisii Usoo Celisay Aare Saleebaan Cawleed Iyo Eheladiisa Iyo Aar... Haldoorka Beelaha Sacad Muuse oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Hogaanka sare Ee Xisbiga Waddani. +S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|