WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, Oo Si Adag Uga Hadlay Rabshadihii Dhimashada Iyo Dhaawaca Keenay Ee ka Dhacay Caasimada Jabuuti.

JABUUTI(Wajaalenews) Madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo si adag uga hadlay rabshadihii dhimashada iyo dhaawaca keenay ee ka dhacay Jibouti…”Xoog Bay Doonayaan,  Dagaal Sokeeyay Doonayaan, Hadii Qabiil La Dayana Qabiil Kaliyaanu Nahay’

 

Exit mobile version