WAJAALE NEWS

DAAWO : Khilaafkii U Dhexeeyay Masuuliyiiinta Xisbiga Ucid Oo La Soo Afjaray Iyo Eng Faysal Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay.

Hargeysa(Wajaalenews) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen, ayaa markii u horaysay shalay kulan wada qaatay kadib markii dhawr bilood khilaaf kala irdheeyay awgii ay ku kala maqnaayeen.

https://youtu.be/Zw7ppNWNEvM

Exit mobile version