WAJAALE NEWS

Xildhibaan Indho Indho Oo Dhaliilay Gudida Doorashooyinka, Fariina U Diray Madaxweynaha Somaliland

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa si adag uga hadlay muranka dhinaca saami qaybsiga ee ka jira hanaanka lagu soo doorto Golaha Wakiilada, waxaanu Gudida Doorashooyinka ku dhaliilay in aanay lahayn awood ay waxku kala saaraan waxaanu sidoo kale fariin u diray Madaxwaynaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/CtUrYZYpUqI

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version